0
Open Positions
0
Profile Views
0
Applications
10 months
Active on Platform

About Saacid Services

Saacid Services waa xarun loo aas-aasay iney u adeegto bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda. Adeegga Saacid wuxuu si rasmi ah u bilaabmay sanadkii 2009, isaga oo markaas diiradda saarayay daabacaadda noocyadeeda kala duwan iyo agabka xafiisyada (stationery) ee ay ardaydu u baahnaayeen. Kadib lix sano oo adeeg joogto ah, xarunta Saacid ayaa si ballaaran loogu hormariyay si ay u daboosho dhammaan adeegyada ay u baahan yihiin ardayda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Founded
September 2009
Company Size
Only Me
Organization Type
Private
No Open Positions

This company doesn't have any open positions at the moment.

Company Photos

Company Logo
Company Logo
Company Banner
Company Banner
Contact Information
Address
kaduna-state-nigeria
Location
Follow Us
Share Profile